Diiwaanka
Gabay

Abwaan:
Cabdirisaaq Cabdillahi Liiban

Home

view:  full / summary

Ku soo dhawaw

Posted on July 20, 2010 at 7:46 AM Comments comments (0)

Aqoonsi

Posted on April 29, 2010 at 1:25 AM Comments comments (1)

Aqoonsi

Waxaan ahy nin Somaaliyeed oo aad u jecel Somalinimada wax kasta oy dhib iyo dhibaato leedahay. Waxaan jeclahay sugaanta Somaliyeed gaar ahaan Gabayada.

 

Magac: Cabdirisaaq Cabdillahi Liiban

Qaran: Somali

Qabiil: Isaaq, Habar Yonis, Gunbur

email: [email protected]

 

 

My other websites:

 

www.isaaq.webs.com

 

www.qabaayil.webs.com

 

www.samaron.webs.com

 

www.eisse.webs.com

 

 

Mahadnaq

 

Waxaan idinku soo dhawaynayaa Diwaanka Gabayadayda anigoo aad iyo aad idiinku mahad celinaya

 

 

Cudurdaar iyo Raalli Gelin

 

Waxaan idinka raalli gelinayaa kana cudur daaranaya haddii gabayadaasi wax idiin dhimeen amma ay idin xageen qudh ahaan, qoys ahaan, Qabiilo ahaan, iyo qaran ahaanba

Waxaan haddaba idinku dhiiri gelinayaa inaa gabyadaa kaa doontaan wax ka tidhaahdaan ama ka jawaabtaan. Waxaa kaga jawaabi kartaan, dood, hees, maanso, amma gebay. Jawaabtana waxaa iigu soo diri kartaan emailka kor qoran

Waa mahadsantihiin

 

 Gabayada Ku Qoran Diiwanka

  1. Bogo talada
  2. Dynqaad
  3. Caddalool
  4. Muusanow
  5. Tabaalo
  6. Xulasho
  7. Dhiillo
  8. Gufaaco
  9. Gobanimo
web statistics

 

 

 

 


Rss_feed

Categories

Recent Forum Posts

No recent posts