Diiwaanka
Gabay

Abwaan:
Cabdirisaaq Cabdillahi Liiban

Guestbook

Post a Comment

Oops!

Oops, you forgot something.

Oops!

The words you entered did not match the given text. Please try again.

Already a member? Sign In

4 Comments

Reply reer sheekh isxaaq/cali siciid
7:11 AM on January 17, 2012 
asc,waar nin rag ah oo libaax ah baad taha websiteyadan aad samaysayna nin madax ah ayuun baa sameeya gabay iyo geel waa wax rag ku faano waxaan se kaa codsanayaa inaad inoo soo sawirto geeleenii somaliland daaqaayey iyo hadaad hayso sheekooyinkii odayaasha reersheekh isxaaq iyo tariikhdoodii ileen xikmad baa ku jiree waanay ubaahanyihiin dhaliinyarada xiligani..aad baan kuu salaamayaa inaadeer.
Reply Abdulrazaq
11:19 PM on September 18, 2011 
Waad Mahad santahay Omar
Reply Omar ali
9:33 AM on September 18, 2011 
ASC, salaanta islaamka dabadeed, Waxaan ahay in reer arooriyaad ah, waxaan si fiican u daawaday awrta baarqabada ah ee aadka u quruxda badan waxaanay isoo xasuusiyeen qaar geelayaga ku jiri jiray. Waxaan kale oo si fiican u akhriyey dhamaanba gabayadaada aadka u xigmada badan, inkastoo aanan gabyin anigu haddana waxaan dhuuxaa aadna u xiiseeyaa gabayada.
Aad baan kuu salaamayaa Abdulrazaq
Reply Abdulrazaq
7:32 AM on April 24, 2010 
Welcome everyone

Recent Forum Posts

No recent posts